Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Sheegay In Guuldaradii Xisbiga Kulmiye Kasoo Gaadhay Doorashada Ay Tahay Fariin Ku Socota Madaxwayne Muuse Biixi.
June 24, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Maxamuud Xaashi ayaa sheegay Guuldaradii xisbiga kulmiye soo gaadhay doorashadii deegaanka iyo wakiilada in tahay fariin cad oo ku socota madaxwayne biixi ahna gudoomiye xisbi xaakimka kulmiye