berberatoday.com
Khilaaf Ka Dhex Qarxay Masuuliyiinta Wasaarada Biyaha Oo Sababay Shaqo Joojin Lagu Sameeyay Agaasime Maxamed Xasan Dirir!
July 25, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiinta ugu sareeya wasaarada khayraadka biyaha ayaa waxaa ka dhex qarxay khilaaf mudo huursanaa kaasi oo udhexeeya wasiir maxamed muuse iyo agaasimaha guud ee wasaarada maxamed dirir.

Sidoo kale wasiirka maxamed muuse ayaa soo saaray warqad uu shaqada kaga joojiyay agaasimaha guud ee wasarada khilaafka udhexeeyay masuuliyiinta ugu sareeyay wasaarada biyaha ayaan wali sicad loo haynin halka uu salka ku hayo iyo arimaha ay isku maandhaafeen

HALKAN KA AKHRI WARQADA SHAQADA LAGAGA JOOJIYAY AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADA;

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews