berberatoday.com
“Waxaanu Moodaynay Madaxwayne Somaliland, Ee Wuxu Noqday Oday Isaaq, Cadaalad Daradaasi Ayaanu Uga Tagnay, Hadaanu Nahay Reer Awdal”Xil Maydhane.
July 25, 2021 - Written by admin

Xildhibaan Maxamed Xuseen Maydhane ka Waramay  Sobobta Ay Uga Tageen Xisbiga Kulmiye Iyo Kulamo Dhexmaray Madaxwayne Biixi Oo Uu Ugu Cadeeyay In Aanu Kursi Shir Gudoon Uhaynin Reer Awdal.

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Xuseen Maydhane oo Kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee kazoo baxay Gobolka awdal xisbi xaakimka kulmiye ayaa shaaciyay in uu Taageeray shir gudoonka golaha wakiilada ee isbahaysiga Xisbiyada mucaaridka kadib markii madaxwayne biixi uu Meesha ka saaray saamiga shir gudoonka golaha wakiilada ee Gobolka awdal.

Sidoo kale xildhibaan Maydhane ayaa a waramay kulamo Dhexmaray xildhibaanada xisbki xaakimka kulmiye uga soo Baxay gobolka awdal iyo madaxwayne biixi oo uu si badheedha ah madaxwaynuhu ugu sheegay in aanu kursi ugu haynin reer awdal islamarkaana uu ka door biday xildhibaano ay isku hayb yihiin.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews