Dawlada Itoobiya Oo Hakad Galisay Duulimaadyadii Garoonka Diyaaradaha Addis Ababa Iyo Sababbta!
July 27, 2021 - Written by admin
Addis Ababa(BErberatoday.com)-Dawlada Itoobiya ayaa hakad galisay Duulimaadyadii Garoonka caasimada Addis Ababa kadib markii Cimilada Addis Ababa oo xun awgeed iyo ceeryaan sobobtay in aanay diyaaraduhu degi kari duulimaadyadii Garoonka Bole International Airport.