Xildhibaan Garyaqaan Mustafe Axmed Oo Katirsan Xisbiga Kulmiye Ayaa Shaaciyay In Uu Taageerayo Shir Gudoonka Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaridka!
July 28, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Garyaqaan Mustafe Axmed Oo Kamid ah Xildhibaanada Gobolka Sool uga soo baxay xisbiga Kulmiye ayaa Hada ku dhawaaqay inuu tageersan yahay Isbahaysiga Mucaaradka iyo shir gudoonka ay dhisayaan Ee Ay usoo Xusheen Hogaaminta golaha wakiilada Somaliland ee uu Hormuudka ka yahay xildhibaan cabdirasaaq khaliif.