berberatoday.com
Loolanka Golaha Wakiilada Gudoonkiisa Loogu Jiro Iyo Danaha Dabada Ka Riixaya!!
July 29, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Loolanka shirgudoonka golaha wakiilada jamhuuriyada Somaliland iyo guud ahaan goluhu waxa uu leeyahay faraqyo badan oo kala wada duwan oo dhamaantood dano dabada ku haya iyo waliba dalal kale waxaana ka mid ah ;

1;Danta ganacsatada shirkadaha isgaadhsiinta , kuwa shidaalka iyo ganacsatada baananku kootada ugu xidhan yihiin oo xataa dadkii sharaxnaa in badan oo ka mid ah iyagu taageerada siinayey.

2;Danta xukuumada madaxwayne Biixi oo rabta in ay awood dawladnimo soo ceshato ay ku shaqeyn karto iyo madaxweynaha oo u hamuun qaba sidii uu dalkani usii haysan lahaa , shuruuc iyo shaadh isaga leegna loogu toli lahaa.

3;Danta mucaaridka dalka oo u arka in shirgudoonka iyo guud ahaan goluhu yahay meel ay ka siyaasiyan uga dagaalami karaan oo isaga caabin karaan maamulka madaxweynaha Biixi.

4;Waxaa sidoo kale jira dano isku lid ah oo dawladaha jaararka Ee saameynta siyaasadeed inagu lehi wataan , oo ay qolona Ilaashanayso dan hore loogu Ansixiyey, qolona ay u aragto in Danahaasi dalkooga caqabad ku yihiin oo ay rabaan halkii Jalaafo uga dhigi lahaayeen.

Arimahani oo dhinacwalba ay ka jiraan balanqaadyo iyo Ganacsato Danaynaysaa ayaa ah kuwa ugu xooga weyn ee Ruxaya golihii wakiilada ee dadku soo doorteen 31-05-2021 iyo xukuumada oo meelwalba rabta in ay iyadu gacanta galiso.

Waxa hubaal ah in golaha wakiilada jamhuuriyada Somaliland Sidaa uu maanta saylada u noqday uu ku dhameysan doono Mudadiisa, waxaana la iskala baxay xayndaabkii Asxaabta iyo Dimuqaradiyada oo sumcada iyo quruxda qaranku ku xidhnayd, waxaana la kala jiidanayaa dano shaqsiyeed , beeleed, goboleed iyo dhaqaale.

QALINKII; Mohamed Dhimbiil

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews