berberatoday.com
Ganacsade Reer Somaliland Oo Xabaalaha Baqiic Ugu Deeqay Cagaf Bulshada Ka Caawin Doonta Xabaalo Qodista.
September 20, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray(Aadansiiro) oo kamid ah culimada somaliland ismarkaana ah shakhsiyaadka ka shaqeeya danta caamka ah Gacantana ku haya xabaalaha baqiic ee magaalada hargaysa ayaa umahad celiyay ganacsade Axmed Cismaan Ismaaciil Samater(Midhiq) oo ganacsatada Somaliland iyo jabuutiba oo xabaalaha baqiic ugu deeqay cagaf bulshada ka caawin doonta xabaalo qodista oo ay baahi wayn uqabeen, dadka aan awoodi In ay xabaasha qotaan,

Dhanka kale sheikh Aadansiiro ayaa ka waramay qiimaha ay ku joogto cagaftu isagoo ilaahay uga baryay in uu miisaanka xasanaadka ugu daro.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews