berberatoday.com
Dawlada Sweden Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay In Ay Usafraan Dalka Itoobiya, Wadamada La Dariska Ah!
September 25, 2021 - Written by admin

Sweden(Berberatoday.com)-Wasaarada arimaha dibada ee Dalka Sweden Ayaa war ay soo saartay muwaadiniinteeda uga digtay in ay Usafraan dalka itoobiya iyo gobolka tigrey ee colaaduhu ka Jiraan halkaasi oo ay sheegtay in amaankoodu halis yahay,

Sidoo kale dawlada Sweden ayaa muwaadiniinteeda uga digtay Dalalka ay itoobiya dariska la ah sida Somaliya,Kenya Jabuuti Iyo Somaliland, iyadoo ku sobobaysa digniinta ay Muwaadiniinteeda udirtay in colaada itoobiya ku jirta oo ay Sheegeen in ku fidi karto wadamada la dariska ee ayn ku kusoo Sheegtay.

 

Halkan Hoose Ka Muuqaalka Warkan

 

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews