berberatoday.com
Wasiir Hore Cumar Shucayb Oo Ka Dayriyay Nadaamka Loo Bixiyay Dhulkii Haamaha Shiidaalku Fidi Lahaayeen Fariina Udiray Madaxweyne Muuse Biixi”Daawo Muuqaal
October 16, 2021 - Written by admin

“Ma jirto Haamaha Berbera Qorshe laga fikiray inay 20ka 50 sano ku fidaan.
Dhulkii ay ku fidilahayeen waxa laga dhisay dhinackasta Haamo Private ah, qaar kalena waa la hadal hayaa in la dhiso.
Ma jirto xataa kala xadayn iyo wadooyin loo kala sameeyay oo lagu badbadin karo hadii wax dhacaan.
Haamahu waa Terminal lamida dekeda waana ilaha dhaqaale ee u wayn ee dawlada wax ka soo galaan, markaa marka shirkado private ah loo ogolaado waxay ka dhigantahay nin dekedo private ah ogolaaday, maanta Haamaha Berbera lama tartami karaan kuwa private ka waxana ay noqondontaa inay is bixin wayaan.
Madaxwaynaha Muuse Bixi waxaan kula talin lahaa in ilaha dhaqaalaha aanu private ka dhigin.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews