berberatoday.com
Gudidii Qabanqaabada shirka Beesha Gobolka Saaxil oo Diiday Inay Xabsiga Ka Baxaan Cadaaladana Dalbaday
October 20, 2021 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Gudida qaban qaabada Shirka Beesha Gobolka Saaxil ee laga soo Xidhay Deegaanka Laasacadawo ayaa diiday ina kabaxaan Saldhiga dhexe ee Berbera oo xalay lagu soo xidhay Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Saaxil, Maayar Kuxigeenka Degmada Berbera Iyo Xoghayaha Maamulka Dawlada Hoose oo Saldhiga saaka goor hore utgay ayaa ugu baaqay inay kasoo baxaan si ay debeda ugu wada xaajoodaan waxase kaga war celiyeen inay cadaalad rabaan Maxkamadana lagu geeyo kiiska lagu soo xidhay ee lagaga baajiyay hawlohoodii shirka.

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Saaxil oo isagu la hadlau gudigan Ciidankiisu xalay soo xidheen ayaa sheegay inuu amar ku shaqeeyo sababta xadhigooduna uu kasoo baxay Gudoomiyaha Gobolka Saaxil imikana lagu amray inuu sii daayo.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews