berberatoday.com
Ugaaska Guud Ee Beesha Ciise Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalo Xuduudeedka Wajaale”Daawo Muuqaal
October 22, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ugaaska guud ee beesha ciise ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada wajaale waxaana soo dhawynta Ugaaska ka qaybgalay ,Wasiiro katirsan xukuumada Somaliland,madaxdhaqameed ay weheliyaan  Maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada wajaale ayaa magaalo xuduudeedka wajaale ee dhinaca Somaliland kusoo dhaweeyay Ugaaska guud ee beelaha ciise oo kazoo kicitimay magaalada dhiri dhaba ee dalka itoobiya.

 

Soo dhawaynta Ugaaska beesha ugaas mustafe ayaa soo dhawayntiisa ka hadlay wasiiro,madaxda dhaqanka,maayarka magaalada gabiley badhasaab kuxigeenka gabiley kuwaasi oo ugaaska kusoo dhaweeyay dalkiisa hooyo maadama uu yahay ugaaska beelaha dega somaliand,jabuuti iyo itoobiyaba.

Wafti uu hogaaminayo Ugaaska Guud ee beesha ciise ayaa lasoo galbiyay dhinaca caasimada hargasya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews