Warar
-
Somaliland oo ku Fashilantay Fulinta Mashaariic Baanka Adduunku ugu Deeqay
Somaliland, ayaa ku fashilantay fulinta mashaariic door ah oo uu ugu deeqay Baanka Adduunku. Mashaariicdaasi oo wax wayn ka tari lahaa baahiyaadka aasaasiga ah sida: Caafimaadka, Waxbarashadda, Beeraha, Isgaadhsiinta iyo Nid...
Thursday, March 28, 2024
-
Somaliland oo Shaacisay in Maraykanku Aqoonsaday Shahaadada Dugsiyadeeda Sare
Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Axmed Aadan Buuxane, ayaa markii ugu horreysay sheegay in Shahaadada Dugsiga sare ee Somaliland ay aqoonsantay Dowladda Maraykanku.
Wasiir...
Thursday, March 28, 2024
-
Taliye Diin Qale oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadalo uu Hore Ujeediyay oo Aan Sugnayn”Daawo Muuqaal
Taliye Diin Qale oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadalo uu Hore Ujeediyay oo Aan Sugnayn"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/L94R366ENLw
...
Thursday, March 28, 2024
-
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan Afur Iyo Casho Ah Ku Maamuusay Bahda Garsoorka Dalka.
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed oo ay wehelinayeen, Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Cabdiraxmaan Jaamac Hayaan, Garyaqaanka Guud ee Qaranka Cabdisamad Cumar Maal, Agaasimaha G...
Thursday, March 28, 2024
-
Sucuudiga oo Shuruud Cusub ku Xidhaya Dadka Cumrada Tagaya
Dawladda Sacuudiga, ayaa shaacisay in la xaddiday in wax ka badan hal mar Qofku guto Cumrada sannadkiiba.
Tallaabadan ayaa qeyb ka ah dadaallada looga hortagayo ciriiriga inta lagu jiro bishan barakeysan.
Wasaaradd...
Thursday, March 28, 2024
-
𝙃𝘼𝙇𝙆𝙐𝙐 𝙆𝙐 𝘿𝘼𝙈𝘽𝙀𝙀𝙔𝙀𝙔 𝘿𝙄𝙇𝙆𝙄𝙄 𝘾𝘼𝘽𝘿𝙄𝙉𝘼𝘼𝙎𝙄𝙍 𝙈𝙐𝙐𝙎𝙀 𝘾𝘼𝘽𝘿𝙄𝙍𝘼𝙓𝙈𝘼𝙉 𝘿𝘼𝙃𝘼𝘽𝙇𝙀 ?
Waxay ahayd 17 February 2024 markii dil qorsheysan oo foolxun loogu geystay magaalada Muqdisho marxuun Cabdinaasir Muuse Cabdiraxman oo ahaa khabiir ka shaqeyn jirey maamulka hawada iyo hagida diyaaradaha.
Waxaa d...
Thursday, March 28, 2024
-
Xizbullah oo Gantaalo Ku Weerartay Waqooyiga Israel Iyo Khasaaraha ka dhashay
Kooxda Xizbullah ee Lubnaan oo Iran ay taageerto, ayaa gantaallo ku qarqisay Waqooyiga Israel Arbacadii maanta ah, kuwaasi oo qof rayid ahi uu ku dhintay, kadib markii Israel ay weerar dhimasho leh ka fulisay Koonfurta Lubnaan...
Thursday, March 28, 2024
-
Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Digniin Culus Udiray Dadka Caadaystay In Ay Rashka Ku Qarxiyaan Goobaha Bulshadu Ku Kulanto!
Taliska Ciidanka Booliska JSL , waxa uu ka digayaa dad dhawaanahan caadaystay inay qarxiyaan Rashka kuna tuuraana Suuqyada , Masaajidada , iyo goobaha dadku ku badan yahiin , taasi oo nabadgalyada wax u dhimi karta xilligan la...
Thursday, March 28, 2024
-
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Shir Degdeg ah ku Ansixiyay Heshiiska Shidaal ee Turkiga
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan deg deg ah oo ay galabta yeesheen ku ansixiyey heshiis ku saabsanaa soo saarista Shidaalka iyo Gaaska, kaasoo ay dhawaan wada galeen dowladdaha Soomaaliya iyo Turkig...
Thursday, March 28, 2024
-
Maayar Mooge Oo Fariin Muhiim Ah Udiray Shacabka Caasimada Hargaysa
Maayarka caasimada Hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa bisha ramadaan awgeed fariin muhiim ah udiray shacabka ku dhaqan magaalada hargaysa kuwaasi oo uu ugu baaqay in ay iscaawiyaan dadka danyarta ah la taakuleeyo.
...
Thursday, March 28, 2024
Next Page »
|
|