berberatoday.com
Masuul Ka Hayay Xil Sare Ka Hayay Xukumada Madaxweyne Siilanyo Oo Iska Dhiibay Dawlada Xamar Iyo Sababta Keentay
November 19, 2016 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Masuul ka tirsan xukuumada Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu iska dhiibay dawlada federaalka ah ee Somaliya

Masuulkan oo lagu magacaabo Mustafe Maxamuud  Qodax isla markaana ahaa mareeye ku xigeenkii telefishanka qaranka Somaliland .

Ujeedada Ugu Wayn Ee Uu Xamar U Tagay ayaa lagu sheegayaa sida ay baahisay shabakada Hangoolnews Ay Tahay In Uu Ka Mid Noqdo Golaha Sare Ee Somaliya

 

 

Geesta Kale Safarka Maareeye Ku Xigeenka Tv.Ga Ayaa la sheegay in Ku Weheliyaan Qaar Ka Tirsan Aqoonyahanka Wax Ka Dhigi Jiray Jaamacadaha Dalka.

Tagitaanka Mustafe Qodax Ayaa Waxay Ka Dambaysay Ka Dib Markii Uu Banaanaaday Kursi Ay Heleen Jifadda Hoose Ee Uu Ka Soo Jeedo Kaas Oo Sababay In Uu Doonto Jagadaasi.

Si kastaba ah ahtee ma aha masuulkii ugu horeeyey ee xil ka haya xukuumada Madaxweyne Siilanyo ee iska dhiiba dawlada federaalka ah ee Somaliya Waxaa Ka Horeeyay Qaryaqaankii Guud Ee Qaranka Ibraahim Saleebaan Iidle Oo Noqday Guddoomiyaha Maxkamadda Sarre Ee Soomaaliya.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews