berberatoday.com
Doon Sida Qaxooti Yamaniyiin Ah Oo Sadex Maalmood Ku Xaniban Berbera Iyo Sababta Xanibaad Keentay
November 20, 2016 - Written by Berbera Today

images-4Berbera(Berberatoday.com)-Doontan oo magaceeda layidhaa Almubaarak oo sida 50 qoys oo qaxooti yamaniyiin ah ayaa ku xiban haabada Dekeda berbera iyada oo xukumada Somaliland diiday in dadkaso qaxootiga ah laga soo dajiyo dekeda Berbera lana qaabilo.

Doontan oo dadka qaxootiga ah ee kasoo qaxay dagaalada dalka Yaman kasoo qaaday dalkaasi ayaa waxa diiday inay soo dagaan maamulka Gobolka Saaxil iyo laanta Socdaalka ee Berbera oo siakaashanaya kadib markay sheegeen in amar afka ah oo ka yimi Taliyaha guud ee Laanta socdaalka Somaliland iyo wasaarada arimaha Gadaha ay fuliyanaan sida ay sheegayaan xogo la xidhiidha xanibaada doontan dadka qaxootiga ah sida.

Waxaana naakhuudaha donta wada lagu amray inuu dadka qaxootiga ah celiyo balse wuu ka dhega adayga kadib markii ay dadkii qaxootiga ahaa ee doonta saarnaa ka qeyliyeen in lagu Celiyo dalkii ay uga qaxeen dagaalka.

 

Sidoo kale waxa xabsiga loo taxaabay wakiilkii doonta oo lagu magacaabo Cabdiqaadir Maxamed Dheere oo lagu haysto sidee doonta aad wakiilka utahay usoo qaadaa dad qaxootiya iyada oo sida la sheegayo Xukumada Somaliland hore yshaacisay inay joojisay qaxootiga dalka Yaman kasoo qaxaya sababo la xidhiidha haayado dhaqaale u haya oo aan dalka joogin iyo waliba xanuuno la leeyahay daka soo qaxaya ayaa sida,

sharciyada caalamiga ah ee aduunka ayaanay meelna kaga oolin in dad qaxootiya oo magan galiyo doona lagu hayo bad guudkeed,dadkan doonta saaran aya dhamaantood ah dad udhashay dalk yaman waxaanay ka kooban yihiin sida la sheegay 50 Qoys.

arintan ay waxa ay fadeexad qaawan kutahay dawladnimada Somaliland iyo waliba iyada oo mel lagag dhacay qeynuunkii caalmiga ahaa ee qaxootiga caalamka ukala gooshaya uyaalay

Ilaa Hada Xukumada Somaliland Iyo Maamulka Gobolka Saaxil Toona Wax wara kamay soosaarin Doonta Maatidu Ku xanibantahay ee bada dul heehaabaysa

Sidoo kale Masuuliyiinta Laanta Socdaalka iyo maamulka Gobolka Saaxil oo aanu iskudaynay in aanu dhacdadan wax ka weydiino ayaanaan jawaab saxa ka helin.

wixii warar kasoo kordha Kala Soco Berberatoday.com

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews