berberatoday.com
Shirkada Facebook Oo Shaacisay Inay Ku Dadaaleyso Sidii Loo Joojin Lahaa Wararka Been Abuurka Ah
November 20, 2016 - Written by Berbera Today

News York(Berberatoday.com)-Agaasimaha Facebook Mark Zuckerberg ayaa shaaciyay tillaabooyin looga hor tagaayo wararka been abuurka ah ee bartaa dadka qaarkii ay ku baahiyaan.ii

Mark Zuckerberg ayaa sidaa sheegay shalay Sabtidii ayadoo dhawaan Barack Obama sheegay in wararka aan saxneyn ee lagu baahsho baraha bulshada ay dhibaato ku yihiin hayadaha dimoqraadiga ah.

“Xog aan saxneyn aad ayaanu uga feejiganahay.” Zuckerberg ayaa sidaa soo qoray shalay. “Waxaanu ogsoon nahay in dadku doonayaan xog sax ah’.

Wuxuu intaa raaciyay in dhibaatadaa wax ka qabashadeeda ay muddo dheer asaga iyo shaqaalaha shirkadiisu ka shaqeynayeen.

Zuckerberg wuxuu sheegay in bulshada ay warsan jireen inay u sheegto warka saxan iyo kan qaldan.

Si kastaba ha ahaatee, Agaasimaha Facebook Mark Zuckerberg wuxuu sheegay in in ka badan 99% waxa dadku ka daalacdaan Facebook ay yihiin sax.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews