berberatoday.com
Wasiirul Dawlaha Amniga Oo Sifo Sharciga Baalmarsan U Magacaabay Masuul uu Magacaabistiisa Iyo Xil Ka Qaadistiisa Leeyahay Wasiirka Daakhiligu
November 24, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirul Dawlaha Amniga oo Magacaabay Masuul uu Magacaabistiisa Iyo Xil Ka Qaadistiisa Leeyahay Wasiirka aarimaha somaliland mudane faratoon

maxamed muuse diiriyewaxa xusid mudan in taliyaha ciidanka dabdamiska iyo ku xigeenkiisa xilka laga qaadayba uu magacaabay wasiir warancade, waxa kale oo digreetadda hadda ee lagu magacaabay taliye ku xigeenka ciidanka dabdamisku ay ka soo baxday xafiiska wasiiru dawlaha amniga kaas oo si badheedha u weecsaday shaqadii wasiirka daakhiliga islamarkaana soo saaray digreeto sharci darro ah oo aanu ku faahfaahin awooda isaga u siisay inuu adeegsado sharciyadii iyo masuuliyadii wasiirka daakhiliga

digreeto wasiir

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews