berberatoday.com
“Madaxweyne Ma Balanta Ayaanad Aqoon Mise Been Baa Kaa Sokaysa”
November 25, 2016 - Written by Berbera Today

warkan Oo aan saxaafada ugu talagaley waxaa kaga hadlayaa Arinta Tuulada Bali diiriye guuleed ee woqooyiga burco, golaha guurtida ayaa go’aan ka søo saaray wixii qasaare ka dhacayna xukuumada ku xukumay inay bixiso balse xukuumada oo ayaa ka cago jiidaysa inay fuliso go’aankaa guurtida, inagöo og in xukuumadu sharci ku tahay muddo kordhin guurti, waa ceeb in ay xukuumadu fulin weydo go’aamada guurtida waxaa jirta in madaxweynu dhow jeer balanqaaday in La fulinayo go’aanka gudiyo kala duwana u magacaabey balse lama arag gudiyadaa waxaaney noqdeen gudi ma dhalays ah hadaba madaxweyne ma balanta ayaanad aqoon mise been baa kaa sokeysa (wasiirada) ugu danbayn waxanu eegayna bal wuxu ka yiraahdo marku burco ku soo noqdo inkasta oo Arintu u eg tahay Timir lafbaa ku jirta dalkuna ku socon karayo in beelaha qaarna sharcigu qabto qaarna ka sareeyaan sida muuqata

 

Allaa mahad leh

Aqoonyahan cabdilaahi sheelk aadan abokor

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews