berberatoday.com
Daawo,Masuulkii Afraad Oo Ka Cudur Daartey Xil Uu Madaxweyne Siilanyo Xalay U Magacaabey + Magaciisa Iyo Xilka Uu Hayo
December 4, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Hargeysa (Berberatoday.com):- Masuulkii afraad ayaa waxaa uu hada shaaciyey in aanu qaban kareen

isla markaana aanu ku qanacsaneen in uu qabto xil uu xalay madaxweyne Siilanyo u magacaabey.

amp

Masuulkan oo ah agaasimihii wasaarada arimaha gudaha Somaliland Cabdifataax Siciid Axmed oo loo bedelay in uu noqdo safiirka Somaliland dalka Jabuuti .

Waxaana uu masuulkani maanta kulan garnaqsi ah la yeeshay madaxtooyada isaga oo ku hanjabey in uu is casili doono

Dhinca kale waxaa jiray iyaguna saddex masuul oo hore kuwaas oo sheegay in aanay qaban kareen xilal uu habeenkii xalay ahaa madaxweyne Siilanyo u magacaabey.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews