berberatoday.com
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Iyo Wacyigalinta Haldoor Axmed Abokor Maxamed Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Madaxweyne Siilanyo Umagacaabay
December 5, 2016 - Written by Berbera Today

ahmed-abokor-maxamedHargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta Iyo Wacyigalinta uu Madaxweyne Axmed Siilanyo umagacaabay Axmed Abokor Maxamed ayaa ka dareen celiyay xilka uu Madaxweynaha Somaliland umagacaabay isaga oo ugu horeyna umahad naqay Madaweynaha Somaliland ee xilkaas umagacaabay sidoo kale waxa uu agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta iyo wacyigalinta loo Magacaabay uu mahad celin baladhan usoo jeediyay cidkasta oo ku hambalyaysay Xilka loo magacaabay ee siyaabaha kala duwan ula soo xidhiidhay.

ugu danbayntii ayaa waxa uu Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta Iyo Wacyi galinta loo Magacaabay uu Bulshada ka codasaday inay ugu duceeyaan in ilaahay Xilkaas culus ee loo igamaday uu ku asturo Waxaana Hadalkiisii Ka Mid ahaa”

 

“Ugu horayn ilaahayba mahad oo dhan iska leh, marka xigta waxaad u mahadcelinayaa madaxwaynayaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ii magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta JSL. Waa xil aad u culus iyo wasaarad balaadhan waxaanan u aqbalay si kalsooni ku jirto anigoo ilaahay tala saartay.
Waxaan u arkaa in ay tahay sharaf uu madaxwaynuhu sharfay dhalinyarada Somaliland sidoo kale waxaan u arkaa imitixaan iyo tijaabo kartida dhalinyarada lagu eegayo, waxaan ilaahay ka baryayaa inuu igu guuleeyo.
Waxaan ugu danbayntii u mahadcelinayaa dhamaan asxaabtii iyo bulshadii faraha badnayd ee ilaa intii la imagacaabay iyagoo faraxsan isoo hambalyeysay iina soo duceeyey. Inta telifoonka igala soo hadashay iyo inta isoo garaacday balse khadkoo mashquul sanaa awgeed aanu iswaynay, inta baraha bulshada ee kala duwan isoo marisay fariimaha iyo inta fariimaha gaarka ah isoo dirtayba waxaan leeyahay mahadsanidiin sharafna waan idiin hayaa.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews