berberatoday.com
Baarlamaanka Turkiga Oo Ka Doodaya In awoodda Loo Kordhiyo Madaxweyne Erdogan B
January 9, 2017 - Written by Berbera Today

Ankara(Berberatoday.com)-Baarlamaanka Turkiga ayaa maanta billaabaya dood la xidhiidha qorshe la doonayo in isbadal lagu sameeyo dastuurka dalkaas si awoodo dheeraad ah loo siiyo madaxwaynaha.barlamaanka turkiga

Madaxwayne Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in awood heer sare ah ay Turkiga la simi doonto dalalka Faransiiska iyo Maraykanka.

Dadka dhaliisan waxay sheegayaan in arrintaas ay la siman tahay awood-maroorsi dalka u horseedi doonta kali talisnimo.

Madaxwayne Erdogan ayaa haddaba dalka ku maamulaya awoodo dheeri ah oo waafaqsan xukunka dagdaga ah ee la soo rogay bishii todobaad ee sanadkii hore, ka dib afgambigiii dhicisoobay

Ugu danbeyntii, xisbiga tallaada haya ee AK waxay u baahan yihiin taageerada xisbiga mucaaradka ah ee MHP si loo meelmariyo ka hor inta aan afti dadwayne loo qaadin.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews