Daawo Muuqalka”Qaabka Uu U Dhacay Mudaharaad Saaka Ka Dhacay Afaafka Dawlada Hoose Ee Hargeysa .
January 19, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa saaka afaafka hore ee dawlada hoose ee magaalada Hargeysa
ka dhacay mudahaarad ay dhigeen qaar ka mid ah shacbiga magaalada Hargeysa kuwaas oo ku dhawaaqayey ” HA DHACAO MAYAARKU , MAGAALADA HARGEYSA LABA MAAYAR AYEY U BAAHAN TAHAY ” .