berberatoday.com
Wardegdega:- Majaajileystaha Reer muqdisho Mr.Ajakis oo Hargeysa lagu xidhay, Maxaase lagu eedeeyay?
January 20, 2017 - Written by berberatoday berberatoday

Hargeysa(Berberatoday.com)-Majaajilaystaha caanka ah ee Reer Muqdisho mr Ajakis oo ka mid ah ka Qosliyayaasha Somali-da ayaa ayaa lagu Xidhay Magaalada Hargeysa ee Xarunta somaliland , wararkan oo Aad loogu hadal hayo Baraha ay Bulshadu ku kulanto ee Facebook.

iyadoo aan ilaa hada dhanka ciidamada amaanka iyo Wasaarada Arimaha Gudaha somaliland wax war ah ka soo saarin xadhiga la soo wariyey in la Xidhay ka Qosliyaha Barnaamijka Faaliyaha Qaranka ee Tv-ga UNIVERSAL.

Mr Ajakis oo ah Daadihiyaha Barnaamijka madaxda somali-da lagu dacaayadeeyo ee Faaliyaha Qaranka ayaa Sanadadii la soo dhaafay dacaayado ka fididyey xukuumada silaanyo iyo madaxweynaha laftiisa taasi oo keentay in xukuumadu ay albaabada isugu dhufato xafiisyada uu ku leeyahay somaliland oo dhan isla markaana la joojiyo shaqadii uu ka hayey oo dhan.

lama oga ilaa hada Arimo kale oo dheeraada oo loo xidhay Majaajilaystahan caanka ah ee Mr Ajakis wixii warar ah ee ka soo kordha xadhiga mr Ajakis la soco Shabakada Haldoornews.com

Barnaamijka lagu Xidhay Mr Ajakis ee uu ka Fidiyey Xukuumada iyo Madaxwayne Silaanyo.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews