berberatoday.com
Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabtay Abwaan Magaaladda Burco Isagoo Jooga Gabay Amaan Ah Utiriyey Madaxweyne Farmaajaha Xamar Iyo Abwaan Kale Oo La Raadinaayo.
February 15, 2017 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland oo Xabsiga u Taxaabtay Abwaan Magaaladda Burco Isagoo Jooga Gabay amaan ah u Tiriyey Madaxweyne Farmaajaha Somaliya iyo Abwaan kale oo la Raadinaayo…

Burco(Xogreebnews)-Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer ayaa goordhaweyd xabsiga u taxaabay Abwaan Maxamed C/laahi “Galaydh” oo kamid ah Abwaanada wakhtiga ugu caansan geyiga Somaliland , isla markaana ah kuwa sugaantooda aadka loo jecalyahay. Abwaan Maxamed Galaydh ayaa la sheegay inuu xadhigisii la xidhiidh Gabay uu laba cisho ka hor tiriyey oo ugu hambalyeeyey Madaxwenyaha Cusub ee dalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo, iyadoo ay maalmihii ugu dambaysa ciidamada kala duwan ay ku hawlanayee sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahayeen Abwaanka, balse maanta ayaa ay usuurta gashay in qabtaan Abwaan Galaydh una taxaabaan xabsiga.

Dhanka kalena waxa kale warar hoose ay sheegayaan in ciidamada kala duwan ee booliska gobolka Togdheer ay raadinayaa Abwaan Cali dhanaaneeye oo isna Abwaanka la xidhay hadda ku weheliyey Gabayo ay Madaxweyne farmaajo si wadda jira ugu amaaneen. Isku soo wadda duuboo Abwaan Maxamed Galaydh ayaa hadda ku xidhan xabsiga dhexe ee magaalada Burco, waxaana la sheegay in lagu haysto Gabay uu ku amaanay madaxweyneha cusub ee dalka Soomaaliya Maxamed C/laahin Farmaajo, halka la raadinayo weli saxiibkii Abwaan Cali Dhanaaneeyey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Gabayada ay labada abwaan ee Dada yari Ku Aamaaneen Madaxweynaha dawlada Xamar Maxamed Cabdillahi Farmaajo

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews