berberatoday.com
Madaxii Guud Ee Shirkadda Samsung Oo Xabsiga La Dhigay , Dalka Lagu Xidhay Iyo Sababta Xabsiga Loo Dhigay
February 17, 2017 - Written by Berbera Today

South Korea(Berberatoday.com)-Madaxii shirkadda Samsung Lee Jae-yong ayaa lagu xidhay dalka Kuuriyada Koonfureed isaga oo loo haysto eedaymo uu ka mid yahay Laaluush.

Image may contain: one or more people

 Xadhigan ayaa lala xidhiidhinayaa fadeexaddii horseeday in xilka laga xayuubiyo Madaxweynihii wadankaas haweeneyda lagu magacaabo Park Geung-hye.

 

Shirkadda Samsung ayaa lagu eedeeyay inay deeq siisay hayaddo ay maamusho Choi Soon-sil oo ay saaxiibo yihiin Madaxweynihii hore Park, taasoo ay shirkaddu ku badalaneysay inay gacan ka hesho dawladda si ganacsigeedu kor ugu kaco.

Shirkadda Samsung Group iyo madaxeeda la xidhay labaduba way iska fogeeyeen eedeymaha loo jeedinayo.

Lee Jae-yong oo ah madaxa ku meelgaadhka ah ee shirkadda Samsung ayay markii hore dacwad oogeyaashu su’aalo waydiiyeen bishii hore balse waxay go’aansadeen inaysan xidhan

Todobaadkan horaantiisii ayay mar kale su’aaalo waydiiyeen, iyadoo maanta ay maxkamaddu sheegtay inay muhiim tahay in la xidho Lee Jae-Yong ka dib markii dacwaddiisa lagu soo kordhiyay falal dambiyeedyo cusub iyo cadaymo horleh oo la helay.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews