berberatoday.com
Madaxweyne Siilanyo Oo Maanta Hargeysa Ka Dhoofi Doona Iyo Sababta Uu U Baxaayo Iyo Halka Uu Ku Sii Jeedo
February 18, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa la filayaa in uu maanta ka dhoofo garoonka diyaarahada ee magaalda Hargeysa .

Image may contain: 1 person

Madaxweynaha ayaa waxaa u safarkiisan ku wehelin doona marwada koowaad ee qaran Marwo Aamina Waris iyo Xoghayihiisa gaarka ah. xogta aanu helay may xusin Xubno Kamida golaha wasiirada oo safarka Madaxweynaha kamida 

 

Waxaana sida aanu wararka ku helayno uu safarkan Madaxweynuhu ku bixi doona uu yahay mid isaga khaas u ah , isla markaana ah Nasasho iyo caafimaad.

 

 

Safarka madaxweynaha ayaa waxaa u ku soo beegamayaa xili ay dalka ka jiraan marano siyaasadeed oo ku saabsan saldhiga Military ee Berbera oo golaha baarlamaanku ansixiyey iyo abaaro xoogani

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews