Warar
-
“Madaxweynuhu Wuxuu Aaminsan Yahay In la Helo Nabad Rasmi Ah Si Dawlad-wanaag Loogu Guuro”Agaasimaha Fulinta Akadhemiyada Nabad Iyo Horumarka Cumar Aadan Yuusuf”Daawo Muuqaal
"Madaxweynuhu Wuxuu Aaminsan Yahay In la Helo Nabad Rasmi Ah Si Dawlad-wanaag Loogu Guuro"Agaasimaha Fulinta Akadhemiyada Nabad Iyo Horumarka Cumar Aadan Yuusuf"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/0zHjzCjmjjQ
...
Friday, July 18, 2025
-
“Waxa Layidhaahdaa Imika Dadka Dareenkooda Ayaa Laga Ganacsadaa, Balan Illaahay Dareenkiina Ka Ganacsan Maayo oo Intaan Maanta Iska Oohiyo Barri Nin Kale Noqon Maayo” Murashax Xildhibaan Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame.
“Waxa La yidhaahdaa imika dadka dareenkooda ayaa Laga Ganacsadaa Balan Illaahay Dareenkiina ka Ganacsan Maayo oo inta aan Maanta Iska oohiyo Barri nin kale noqon Maayo”
Murashax Xildhibaan Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhs...
Friday, July 18, 2025
-
Isimada Dhaqanka Warsenegeli oo Badhan Kasoo Hadlay Ayaa Aqbalay Gogosha Nabadeed ee Madaxweynaha Somaliland Ku Baaqay”Daawo Muuqaal
Isimada Dhaqanka Warsenegeli oo Badhan Kasoo Hadlay Ayaa Aqbalay Gogosha Nabadeed ee Madaxweynaha Somaliland Ku Baaqay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/H9-9gUktauI
&n...
Friday, July 18, 2025
-
Waxa Kor Usii Kacaya Tirada Bakhtiga Xoolaha Ay Abaartu Saamaysay Ee Gobolada Xeebaha Somaliland”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Waxa Kor Usii Kacaya Tirada Bakhtiga Xoolaha Ay Abaartu Saamaysay Ee Gobolada Xeebaha Somaliland"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/F7RjcawR1KA
&n...
Friday, July 18, 2025
-
Garab Kamida Xisbiga Mucaraadka Ah ee Kulmiye oo Ka Hadlay Khilaaf La Sheegay Inuu Xisbigaas ka Dhex Jiro”Daawo Muuqaal
Garab Kamida Xisbiga Mucaraadka Ah ee Kulmiye oo Ka Hadlay Khilaaf La Sheegay Inuu Xisbigaas ka Dhex Jiro"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/li64CuytdcE
 ...
Friday, July 18, 2025
-
Maantoo Kale 36 Sano Ka Hor 17 July 1989 Waxa Xeebta Jazeera ee Mudisho Lagu Xasuuqay 56 Qof oo Kasoo Jeeda Somaliland
Maantoo kale 36 sannood horteed, 17/07/1989, waxaa xasuuq kadhacay Xeebta Jasiira.
36 sano ka hor caawa oo kale 16 July 1989, waxa magaalada Muqdisho ka dhacay xasuuq baahsan oo lagu laayay (AHN) 56 ...
Thursday, July 17, 2025
-
Shacabka Tuulada Lafaruug oo Markale Ka Cawday Shirkado Sife Aan Laysla Ogayn Macdan Uga Guranaya Deegaankaas”Daawo Muuqaal
Shacabka Tuulada Lafaruug oo Markale Ka Cawday Shirkado Sife Aan Laysla Ogayn Macdan Uga Guranaya Deegaankaas"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/q9uB4FoS2ag
&...
Thursday, July 17, 2025
-
Xoghaya Guud ee Xisbiga Kulmiye oo Cadeeyay Inuu Khilaaf Ka Jiro Xisbiga Iyo Iscasilaadii Farxaan Aadan Haybe oo Katirsanaa Gududa Fulinta”Daawo Muuqaal
Xoghaya Guud ee Xisbiga Kulmiye oo Cadeeyay Inuu Khilaaf Ka Jiro Xisbiga Iyo Iscasilaadii Farxaan Aadan Haybe oo Katirsanaa Gududa Fulinta"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/q4OllVdT4QU
&n...
Thursday, July 17, 2025
-
“Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Cigaal-ba Anigaa Madaxweynimo Ku Dhisay oo Kursiga Saaray Anigana Tolkay Habar Awal Maanta Ha Igu Dhisaan Madaxweynenimo”Gudomiye Maxamuud Xaashi
"Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Cigaal-ba Anigaa Madaxweynimo Ku Dhisay oo Kursiga Saaray Anigana Tolkay Habar Awal Maanta Ha Igu Dhisaan Madaxweynenimo"Gudomiye Maxamuud Xaashi
https://youtu.be/6d_Gvv9_Miw
&...
Thursday, July 17, 2025
-
“Aad Baan Uga Xumay In Waddo Aan Dhammaan La Yidhaahdo Waa La Furay.”Xildhibaan Siciid Cudhay”Daawo Muuqaal
“Aad Baan Uga Xumay In Waddo Aan Dhammaan La Yidhaahdo Waa La Furay.”Xildhibaan Siciid Cudhay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/d2DhPho_WT0
&nb...
Thursday, July 17, 2025
Next Page »
|
|