Daawo Muuqalka”Maareyaha Dekeda Berbera Oo Shaqaalaha Dekeda Ugu Busheerayay Mushahar Kordhin Boqolkooba Konton Ah Iyo Qalab Cusub Oo Dekeda Loo Keeni Doono Dhawaan
January 24, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Mareeyaha Guud Ee Dekedaha S/land Ahna Mareeyaha Dekeda Berbera Eng Cali Cumar Max’ed Ayaa Shir Jaraa’id oo Ku Qabtay Barxada Dekeda Berbera Shaqaalaha Dekeda Ugu Bushareeyay In Loo Kordhin Doono Mushaarka Ay Ku Shaqeyn Jireen
Sidoo Kale Mareeyaha Dekeda Berbera Waxaa uu Ka Hadlay Cabasho Ka Soo Yeedhay Ganacsatada Isagoo Shaqaalaha U Tilmaamay Iney Is Hagarliya U Shaqeeyan
Halakn Hoose Ka Daawo Muuqalka Maareyaha Dekeda Berbera
https://www.youtube.com/watch?v=Xy5RsEfGawg