berberatoday.com
Madaxweynaha Shiinaha oo Bookhasho ku Tagey Dalka IRAN
January 24, 2016 - Written by Berbera Today

Tehran(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, ayaa wada hadal la yeeshay dhiggiisa dalka Iran isaga oo ku jira booqashadii ugu horreysay ee hoggaamiye Shiinaha uu ku tago magaalada Tehran muddo ka badan toban sano.

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, ayaa wada hadal la yeeshay dhiggiisa dalka Iran isaga oo ku jira booqashadii ugu horreysay ee hoggaamiye Shiinaha uu ku tago magaalada Tehran muddo ka badan toban sano.

Mr Xi waa hoggaamiyihii ugu horreeyay ee ajnabi ah ee yimaada dalka Iran tan iyo markii laga qaaday cunaqabateynta caalamiga ah toddobaad ka hor, taasi oo qayb ka ahayd heshiiskii lagu xadidayay barnaamijka niyukleerka ee Tehran.

Warfidiyeenka ayaa sheegaya in Madaxweyne Xi booqashadiisa gobolka ay qayb ka tahay isku day balaaran oo lagu jiheynayo awoodda Shiinaha ee sii kordheysa gobolkaasi oo markii hore ay hareeyeen danaha Mareykanka iyo Ruushka.

 

Source:BBC.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews