berberatoday.com
Calamku waxu igu aaminay hanti malayin dolara waxan gadhsiyay horumar aan ku mutaystay abalmarin calamiya maxa diidaya in s.land laygu aamino‏
January 25, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Waxan salamayaa akhristayasha sharafta leh ee ku xodhan shabaladan waxanan cawa jeclaystay inaan wa ka qoro xiligan kala guurka ee uu madaxa lagalay wadankenan s.land iyo xaladaha siyasaded ee kuso socda wadanka iyo dorashada kuso socota wadankena iyo wajiga cusub ee doorkan taaso dhaman shacabkan s.land wada sugayan inay noqoto mid wax wayn ka badasha wadankan hadaba shacabkan oo wax badan sacabada u tumay siyaasiyin kala duwan oo wajiyo kala duwan xidhan sida mid yidhahda qabiil igu doorta iyo mid balamo bena shacabka ka dhargiya hadhawna aad arkayso shacabki oo aan wax loo qabta daye lacagtodi si cad loo uruursanayo waxaaso dhan shacabku way soo arken hadaba waxan jecelahay in aan uso bandhigo cida ay mudada badan shacabku sugayen cidaso aan aaminsanay inay tahay cida inoo horsedi karta horumar iyo nolol mustaqbal fiican leh hadaba inta uu so jeedo damirkodu ee xaqiiqada garanaysa waxan odhan lahaa waa nika layidhahdo jamaal cali xuseen waana nin maanta wadanku u baahanyay waa aqoonyahan calamku aaminay wax umada calamku ka maragtahay kasoo qabtay wadama badan biladna ku mutaystay waxaanu ku yidhi intan shaqadaydii dhigay ayaan si aan kuugu shaqeeyo kuugu imi mana ihi nin kuso shaqo tagay oo raba inan lacatada cashurta dana gara ku qabsado ee si aan horumar cadalad iyo nolol mamulwadag leh kugu qabto ayan kugu imi ee muwaadin idooro hadad shacabaw damirkinu shaqaynayo waxa kalo uu ku yidhi waxaa ila tartamaya rag labatansano bilaa camal ahaa iyo rag shan sano xil kuu hayay oo wax ay kuu qabten aanu jirin  muwaadin waa ninka sanad kasta ardayda dugsiyada sarw ugu dhibcaha saraysa isagoo aan u eegayn qabiil lacagtiisa ugu dira jamacado hadaba shacabow waa in aad doorata jamaal intii aad hadhaw ka caban lahayd reer hebal ayaa hantidayadi boobaya iyo waxba nalooma qaban waa hadaynu rabno hogan daacada oo ay ka dhabtahay waxqabad iyo cadaalad kana fayaw qabiil iyo boob

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews