berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xubno Katirsan Qurba Joogta Gobolka Saaxil Ee Dalka Ingiriiska Oo Kormeer Kutagay Dugsiyada Boodhinka Ah Ee Dubur Iyo Dabeyl Wayne Ee Ay Dhiseen Gudida Horumarinta G/Saaxil Ee Dan Iyo Duco
January 25, 2016 - Written by Berbera Today

DSC02804DSC02958Berbera(Berberatoday.com)-Xubno katirsan Qurbajoogta kasoo jeeda Gobolka Saaxil ee dalka Ingiriiska Kudhaqan oo ay wehelinayaa Odayaal katirsan Gudida horumarinta Gobolka Saaxil ee Dan Iyo Duco ayaa kormeer kutagay Labada Dugsi waxbarasho ee Boodhinka ah ee ay dhiseen Gudida horumarinta Gobolka Saaxil ee Dan iyo Duco islamarkaana ay gacan weyn ka geysteen Qurba Joogta Gobolka Saaxil ee dalka debediisa ku dhaqani oo dhaqaale xoog ah kaga qeyb qaatay sidii iskuuladaasi loo dhamsytiri lahaa.

DSC02769DSC02804

Labada iskuul oo ku kala yaala Deegaamada dubur oo katirsan Degmada Sheeekh iyo Deegaanka Dabeyl weyne oo katirsan Degmada mandheera ayaa ah kuwo ku fadhiya dhul baaxadiisu tahay laba kiilo mitir oo iskuweer ah waxaana laga dhisay dhismayaal casriya oo isugu jira Goobo waxbarasho, Cunto, Hurdo iyo Garoomon ardaydu kubada ku ciyaari doonaan wakhtiyada ay fasax yihiin ama aanay waxbarshadu jirin

Xubnaha Qurbajooga ah oo ay kamid aheyd Yaasmin Maxamuud Dhoolayare ayaa waxa ay soo indha indhaysay labada dugsi waxbarasho oo kuyaala Deegaamada Dabeyl Weyne iyo Dubur oo labaduba katirsan Gobolka Saaxil

Halkan Hoose ka Daawo Muuqalka Warbixintan Oo Dhamsytiran

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews