berberatoday.com
Geeridii Maxamed Rashiid Waa Taariikh Ku Astaysan Goblankii Saxaafada SOMALILAND,
January 25, 2016 - Written by Berbera Today

25-Demeber.2014 Waxan kamid ahaa kuwii dumiyay Masiirka saxaafadda Qayb baan ka ahaa Shirkii Lagu boqray Hogaanka SOLJA haysta weliba Xubnihii Taashka saaray baan safka hore kaga jiray Dareen ahaan xiligaas maan qabin in saxaafadda Somaliland himiladeeda an daluun ku ridayo ha yeeshe Marba garashada ruuxu iyo garaadku meel buu joogaayee waxa ii muqday xiligaas rajo ah in SOLJA sii jirayso.

Balse maanta ma qoomamaynayo talaabadaas, maxa yeelay 29-December ee isla Sanadkaas ayay goblantay Saxaafada Somaliland kadib markii uu geeriyooday aabihii xoriyada Hadalka Rabi haw naxariisto Maxamed Rashiid Maxamuud Faarax, oo isagu u arkayay shirka kooxdan maanta joogta lagu caleemasaarayo Afduub iyo mid lagu manja xaabinayo Jiritaanka SOLJA,

SOLJA, Hogaan cusub oo la kowsaday 2015 Ayay yeelatay Rabi ha karaameeye Macalin Xasan Maxamed Yusuf iyo Rugcaada Saxafi Maxamed Cabdi Curad Gudomiyihii hore iyo Ku xigeenkii SOLJA si xarago leh ayay ururka ugu gacan-geliyeen Maxamuud XUUTO iyo Kayse DIGAALE oo hada Isaga kala sareeya, gudomiyaha iyo ku xigeenkiisa hogaanka SOLJA markaa qabsadayna waxay Xoghaye u doorteen Saxafi Xuseen Kurdi oo kamid ah Shaqsiyaad ugu mudan Saxaafadda Somaliland Xiligan,!

Maalmaha madow xasuusaha Dabayadaqada December, gocoshada xanuunkooda waxa maanta igu kalifay, dareenka ku lamaan xidhnaan shaha COLDOON iyo xanibaada HAATUF oo xukumadda Madaxweyne SIILAANYO U afduuban,

SOLJA: Ilaa hada kama hadal mana jirto dhaqdhaqaayo cad ay ka sameeyeen sidii uu xuriyadiisa u heli lahaa Saxafi Coldoon oo maalintii 8-aad ku xidhan Burco, sidoo kale HAATUF ayaan isna jirin cid u hadashay iyo SOLJA Ka hawl gashay in laga qaado xayiraada xukumadu kusoo rogtay,

Ha yeeshee iyadoo Wadciga caynkaas ah ku jirta Saxaafada SOMALILAND hadana waxay weli nasiib ku leedahay waxan dumin isku dibnidooda oo kamid ah tiirarka badbaadada unoqon kara mustaqbalka Dhow, SECJA Iyo SIMO ayaa kamid ah Ururada hada u dhaqdhaqaaqaya Saxaafada xorta ah ee SOMALILAND,

Rabi Haw naxariisto MaxamedRashiid Maxamud Faarax,

 

Maxamed Yuusuf Bakeyle

Hargeysa Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews