berberatoday.com
Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Khilaafka Xisbiga Ucid Iyo Sixir Bararka Dalka Ka Jira.
January 25, 2016 - Written by Berbera Today

Jamal oo ku Sugan Magaalada Boston ee dalka Maraykanka ayaa waxa kale oo uu ka hadlay Sixir bararka naafeeyey Illaha dhaqaalaha Somaliland

Hargaysa(Berberatoday.com)-Murrashax Jagada Madaxtinimada ee Xisbiga Mucaaridka Ucid Jaamal Cali Xusseen ayaa sheegay in Khilaafka Xisbiga ucid ka jira laga hagayo Dibada, inkasta oo aanu si cad u sheegin cida uu u tuhun san yahay in khilaafkaasi ay waddo.

Jamal oo ku Sugan Magaalada Boston ee dalka Maraykanka ayaa waxa kale oo uu ka hadlay Sixir bararka naafeeyey Illaha dhaqaalaha Somaliland waxaanu tilmaamay in aanay waxba ka qabanayn sixir bararka gud iyo la magacaabo.

Jaamal oo ka hadlay Arrinta Xisbiga ucid waxa uu yidhi. “Aniga golihii dhexe ee Ucid baa I doortay sidaasbaanan ku ahay Murashax xisbiga, faysal waa Guddoomiye, Somalidu waxay ku maahmahada Maroodi Waabasho Kuma

Leexdo, Khilaafka ucidna Waa mid Dibada nooga yimid, waxanse kuu sheegayaa in khilaaf dhexdeyada ka jir aanu jirin”Ayuu yidhi jamal. 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews