berberatoday.com
Nuxurka Kulan La Sheegay Inuu Hotel City Plaza Ku Dhexmaray Guddoomiye Cirro Iyo Waxgarad Ka Soo Jeeda Bariga Burco
January 25, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Isnin25.01.16Burco (Berberatoday.com)- Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ku sugan xarunta Gobolka Togdheer ee Burco, ayaa shir ballaadhan wuxuu Huteelka City Plaza kula yeeshay wax garad ka soo jeeda Bariga Burco.


Lama oga dulucda uu daarnaa kulanks Guddoomiye Cirro la qaatay odayaasha iyo wax garadka Degaankaas, balse sida warar ku dhaw dhaw ay u xaqiijiyeen Wargayska Somalilandtoday, Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI wuxuu u bandhigay dalabkiisa uu martida ugu yahay inay codka siiyaan isagoo ku hoga tusaaleeyay in aanay cidina ka xigin codka degaanka Bariga Burco maadaama oo aanu sharaxnayn Madaxweyne Silaanyo.

Wax garadka iyo odayaasha uu shirka la yeeshay ayaa iyaguna kulankaas ka hadlay waxayna ugu bushaareeyeen Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro, inay codkooda siin doonaan maadaama oo aanu jirin Murrashax ay beeshu leedahay sannadkan.

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ayaa socdaal ku maray degaano badan oo ay Beesha Bariga Burco degto, kuwaas oo siweyn loogu soo dhaweeyay.

imageXigasho: Wargeyska Somalilandtoday

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews