berberatoday.com
Sarkaal Ciidanka Qaranka Katirsan Oo Askari Ciidankiisa katirsani Toogasho Kudhawaacay
January 25, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Askari Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa toogtay mid kamida saraakiishooda oo lagu magacaabo Kabtan Cabdi Axmed Jaamac (Cabdi Jabane) oo kamida saraakiisha ciidanka qaranka somaliland islamarkaana ahaa saraakiisha haysta ciidanka kamaandooska ee cadaadlay lama garanayo ilaa hadda sababta keentay in askarigani toogto sarkaalkan balse ilowareedyo baligubadlemedia soo gaadhay ayaa sheegaya in taliyaha ciidanka qaranku sii daayay askarigii toogtay sarkaalkan arinkaas oo keenay tuhuno sheegaya in taliyaha ciidanka qaranka oo aanay sarkaalkan isku salbalaadhnayn tuhuno arinkan ku saabsani soo galaan xaaladda caafimaad ee sarkaalkan la toogtay ayaa aad u liidata iyadoo ilaa hadda aanay jirin cid ka tirsan saraakiisha ciidanka qaranka oo ku booqatay cisbtitaalka dhanka kale taliyaha ciidanka qaranka ayaan ilaa hadda ka hadal arinkan isku soo wada duuboo somaliland ayay mudooyinkii u dambeeyay ku soo noqnoqanayeen dilalka ka dhex dhaca ciidamadda waxaanu sarkaalkani noqonayaa kii 10-aad ee sanad gudihii mid kamida ciidankiisu toogtaan walaw uu sarkaalkani ku dhaawacmay rasaastan

 

 

 

 

Xigasho Baligubadlemadia.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews