berberatoday.com
Cali Mareexaan Oo Isuduwe Cusub Usoo Magacaabay Xafiiska Wasaaradiisu Ku Leedahay Gobolka Saaxil
January 25, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Hawlaha Guud Guriyeynta Gaadiidka Iyo Wadooyinka Mudane Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) ayaa isuduwaha Wasaaradda Hawlaha Guud ee Gobolka Saaxil U Magacaabay Aadan Maxamed Aadan (Aadan Danyeero) oo Horena U ahaan jiray tobobarihii Xulka gobolka hawd xiliii ciyaaraha Gobolada

aadan danyeeroisuwaha Gobolka Saaxil ee Wasaaradda Hawlaha Guud Aadan Maxamed Aadan (Aadan Danyeero) oo Khadka Telefoonka Kula Soo xidhiidhay Warbaahinta Onlineka Ah Qaar kamida ayaa Sheegay in Xilkaas loo magacaabay.

ugu dambayntii isuduwaha cusub ee gobolka saaxil aadan maxamed aadan (Aadan Danyeero) waxa uu wasiirka hawlaha guud Mudane Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) uga mahad celiyay xilkan uu u magacaabay isagoo ilaahay ka baryay inuu ku asturo xilka uu qaaday

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews