berberatoday.com
Burco”Gudomiye Cirro Guryahooda ku Booqday Caaqil iyo Mujaahid Caan ka ah Gobolka Togdheer Oo Ka Soo Jeeda Beesha Madaxwayne Siilanyo + Sawirro
January 26, 2016 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Caaqil Xuseen Cabdi Ciise Oo ah Caaqilka Ugu Da-da Wayne Cuqaasha Gobalka Togdheer iyo Mujaahid Muuse Maxamed ismaciil Oo ku Magac Dheer (Muuse-Faqash) Oo ka Mid ahaa Sarakishii Ururkii SNM Oo Dhowrkii Sano u Danbeyayba Xanuun u Jiifay ayaa waxa Uu Gudomiye Cabdiraxmaan Cirro Uu ku Booqday Guryaha ay ka Degan Yihiin Magaladda Burco,

Gudomiyaha Xisbiga Mucaradka Wadani C/raxmaan Maxamed C/Laahi (Cirro) Oo ay Weheliyaan Madaxda Xisbiga Mucaradka Wadani Ee Gobalka Togdheer ayaa waxa Uu Gudomiyuhu Labadaasi Xubnood Uu ku Soo Booqday Guryahooda,

Waxaana Caaqil Xuseen Cabdi Ciise iyo Mujaahid

Muuse Maxamed ismaciil ay Sanadihii u Danbeyayba ay u Jifeen Xanuun Hayay,

 

Gudomiye Cabdiraxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa ilahay uga Baryay Caaqilka iyo Mujahidkaba inuu Cafimad Sarecan alle Siiyo Xanuunkana ka Dul-Qaado.

 

 

Ugu Danbayntii Booqashadani Uu Gudomiye Cabdiraxmaan Cirro Uu Booqday Caaqil Xuseen Cabdi Ciise iyo Mujaahid Muuse Maxamed ismaciil (Muuse-Faqash) ayaa ka Turjumaysa Siyasada Cad Ee Xisbiga Mucaradka Wadani Uga Meel Taala Sidii Loo Barbar istaagi Lahaa Tageerana Loogu Muujin Lahaa Dadka Usoo Halgamay Qaranimada Somaliland,

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews