berberatoday.com
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yasin Oo Shacabka G/Saaxil Ugu Baaqday Inay Diwaan Galinta Si Mugle Uga Qeyb Qaataan
January 26, 2016 - Written by Berbera Today

Rooda Axmed YasinBerbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yasin oo warbaahinta la hadashay maanta ayaa Shacab Weynaha Gobolka Saaxil uu baaqaday inay qaataan kaadhka diwaan galainta Codbixiyayaasha ee dhawaan laga bilaabay Gobolka Togdheer lana filayo in bilaha soo socda laga bilaabi doono Gobolada kale ee dalka,

Waxa ay Gudoomiyaha Xisbiga ucid Ee Gobolka Saaxil fariin udirtay Gudida komishanka Doorashooyinka iyada oo ugu baaqday inay kordhiyaan Goobaha Codbixiyaasha ama laga codayn doono marka la Gaadho Doorashada 2017ka iyada sheegatay inay goobaha Codbixintu ku yaryihiin Guud ahaan Gobolka Saaxil

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixinatan

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews