berberatoday.com
Boobe Yuusuf Ducaale iyo G. Cirro oo muran la xalin kari wayay ka dhex qarxay.
January 28, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Hargeysa(Berberatoday.com)- Gudoomiyaha xisbiga wadani iyo bahweynta xisbiga wadani ayaa xalin kari wayey khilaaf ka dhex dhashey gudoomiyaha iyo xoghayaha warfaafinta xisbiga wadani  Boobe yuusuf ducaale , wararka ku ag dhawdhaw ee gudoomiyaha ka soo baxaya ayaa sheegaya inuu gudoomiyuhu u arko xogahaya nin digteetar ah oo maamul jecel , halka boobe yuusuf ducaale ku dooodayo in shaqadiisii loo igmadadey afhayeenka xisbiga oo xildhibaan Buubaa ah.

Boobe yuusuf ducaale ayaan shaashadaha maalmahan looga ololeynayey xisbiga wadani oo burco ka socdey aan ka dhex muuqan safarka gobolka togdheer ee olalaha u ekaa. waxaana lagu xaqiiqsadey markii laga wayey inuu jiro khilaaf gudoomiyuhu intii aanu dhoofin soo baxbaxyey lakin cadaadey markii uu soo noqdey.

lataus

 

wararka xisbiga wadani ka soo baxaya ayaa sheegaya in la takhalusi doono xoghaye boobe oo sanadkii hore ku soo biirey xisbiga , dhaqdhaqaaq siyaasdeedna u sameeyay xisbiga isagoo codka qudha ee xisbiga ku hadlo ka dhigey mid xafiiskiisa ka soo baxa oo shir jaraaid kasta uu isagu qabto.

dhanka kale C/raxman cirro ayaa la taliyaayaashiisa gaarka ahi waxy dhaman isku raaceen in laga takhaluso oo xisbiga la dhaafiyo .

C/raxman oo ka baqey in lagu shaanbadeeyo shaanbad qolooyinkii ka horeeyay ee xisbiga iska casiley ka dhawaajiyeen ee reer ku tiirsanaashada ka baqdey inuu talaabadaa qaado.

wixii warara ee ka soo kordha kala xidhiidhi berberatoday.com

berberatoday1122@hotmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews