berberatoday.com
Culimada Masaajidada Qaarkood Oo Baabuurro Tukhaan Ah Iyo Tukaanno Ay Masaariifta Kala Soo Baxaan La Guddoonsiiyey
January 28, 2016 - Written by Berbera Today

Ujeedada Ka Dembeysa Shaqo Abuurkan Iyo Doorka Ay Ka Qaadanayso Madaxbanaannida Immaamada

tukhaan

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ugu yaraan 20-kamid ah Imaamyada masaajidada Somaliland ku yaalla Hargeysa, ayaa loo sameeyey mashaariic shaqo abuur ah oo loogu talo galay inay kaga qayb qaataan kor u qaadidda noloshooda adduunka, isla-markaana aanay uga mashquuli lahayn hawsha imaamniada ee ay umadda u hayaan. Munaasibad kooban oo mashruucan oo lagu shaacinayey ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa, waxana lacagtiisa bixisay Hay’adda reer Qatar ee RAF, iyadoo ay fulinayso Hay’adda Khayriga ah ee Al-huda, waxana lacagta ku baxday lagu sheegay   $86798, iyadoo  16-imaam la guddoonsiiyey gawaadhida yar yar ee nooca VITZ-ta loo yaqaanno, halka afarta qof ee soo hadhayna Dukaamo ganacsi, loo camiri doonaa. Waa markii ugu horraysay ee mashruuc xagga shaqo abuurka la xidhiidha loo sameeyo imaamyada masaajidadda Somaliland ku yaalla, kuwaas oo inta badan ay haysato dhibaato xagga masaariifta ah, maadaama wasaaradda Diintu aanay awood u lahayn in musharooyin siiso culimada masaajidda masuulka ka ah.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews