berberatoday.com
Hargeysa”Sheekh Caan Ka Ah Somaliland Oo Ka Bad Baaday Dil Loo Qorsheeyey
January 28, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(BErberatoday.com)-Sheekh caan ka ah geyiga Somaliland ayaa waxaa uu ka bad baaday rasaas ay ku fureen dad ugu talo galay in ay dilaan

carab

Sheekh Maxamed Cabdi Carab

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Sheekhan oo lagu magacaabo Maxamed Cabdi Carab ayaa sheegay in uu ka badbaaday dil qorshaysan oo u muuqda mid la soo agaasimay ka dib markii rasaastii lagu riday ey la waayeen dad hubaysan oo soo weeraray gurigiisa.

Arrinkan ayaan dareen gaara dhaliyay,iyada oo beryihii u dambeeyey ay magaalada Hargeysa ku soo badanayeen dilalka qorshaysan ee loo gaysto ashkaas gaar ah.

Ciidan muuqda iyo kuwa sirdoonka ayaa arinkan ku hawlan, laakiin wali ciidanku kuma guuleysan iney soo qabtaan dadkii dooneyey iney khaarijiyaan sheekhan.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews