berberatoday.com
KALMADA SIYAASI HALKAY KA TIMI‏
January 29, 2016 - Written by Berbera Today

KALMADA SIYAASI HALKAY KA TIMI

______________________________
.
Ugu Horayn Mawlaha ina Uumay ayaa Mahad iska leh Marka Labaad Nabi maxamed CSW Alle Dariiqiisii Ha ina Mariyo.
.
Intaa Ka dib in badan waxaad Maqashaa ama dhegeheena Kusoo dhacda kalmada “SIYAASI” ama “SIYAASAD” Hadaba Macneheedu Muxuu Yahay Weedhan,Se waa Luqadee?
.
Waxaan in Badan ka faalooday waxa loo yaqaan “Leadership”-ka Hogaaminta,Qaybeheeda,Iyo Faaidadeeda, Waxaan kaloo in badan ka hadlay cida Hogaaminta Ku haboon sifooyinkeeda.
.
Maanta waxaan sharaxaad kooban ka bixin Doonaa Kalmadan aan Kor ku xusay.
.
Kalmada asalkeedu wuxuu ka yimi carabi Macnaheeda dhabta ahina waakan (السياسة في اللغة: مصدر ساس يسوس سياسة.
فيقال: ساس الدابة أو الفرس: إذا قام على أمرها من العَلَف والسقي والترويض والتنظيف وغير ذلك.).
aan sharaxno macnaha ay xambaarsanyihiin kalmadaha kala ah.
السياسة,ساس, يسوس,سياسة Dhammaantood waxaad ka dhadhan sanaysaa weedha ah “MAAMULID”,”MAAMUL”,LA MAAMULAY”,Dhammaantood waxay kusoo Biyo shubanayaan “Leadership And Management”
.
Hadaba “SIYAASIGU” Waa Kuma sidaan Qeexnay waa ka ay ka muuqdaan sifooyinka Hogaamineed ay ka waramaan Aqoonyahanka wax ka qoray Hogaaminta.
.
Somalidu “SIYAASIGA” waxay Utaqaanaa ka ku sifooba wax is daba marinta iyo Qaswadaha waana Macno Qaldan kaasi.
.
Tilmaantaa aan Qeexnay ee Sharaxnay Waxaa Qaadan kara Cida laga helo ama Ku sifaysan.
.
Wixii intaa kasoo Hadhay waxaa la odhanayaa oo lagu magacaabayaa “QAWQAA” Ama “SAAQID SIYAASADEED” oo Macnaheeda laga fahmayo Qof Maamulida ku Fashilmay.
.

Wa bilaahi tawfii
_____________
Abdifatah Basher Hassan
Founder and CEO at Somaliland Training And Consulting Agency
Burao-Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews