“Madaxweyne Siilaanyo Waxaan Weydiinayaa Goorta Uu Sawirkaygu Danbi Noqday Kiisuna Xalaal, Guri Walba Hubbaa Yaal, Waran Cadde Waxa Uu Ahaa Faqashtii Kasoo Horjeeday Halgankii SNM”..Musharrax Muuse Biixi Cabdi”Dib Umilicso
January 29, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga tallad haya ee Kulmiye ayaa madaxweyne siilaanyo ku eedeyey inuu khalkhal geliyey amniga dalka. Sidoo kale, waxa uu wasiirka daakhiliga ku eedeyey inuu yahay Faqash kasoo horjeeday halgankii SNM, isla markaana hore Rasaas Nool ugu riday Markii Madaxweyne siilaanyo
Hargeysa(Xogreebnews)-Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga tallad haya ee Kulmiye ayaa madaxweyne siilaanyo ku eedeyey inuu khalkhal geliyey amniga dalka. Sidoo kale, waxa uu wasiirka daakhiliga ku eedeyey inuu yahay Faqash kasoo horjeeday halgankii SNM, isla markaana hore Rasaas Nool ugu riday Markii Madaxweyne siilaanyo ahaa Musharraxa Xisbiga Kulmiye waqtigii Mucaarid uu ahaa.