berberatoday.com
Saleebaan Mohamud Adan Cabaade iyo Cali Galaydh Wax Uu wato Waa Iska Celinayna !!!
January 29, 2016 - Written by Berbera Today

Saleebaan Mohamud Adan Cabaade iyo Cali  Galaydh Wax  Uu wato Waa Iska Celinayna  !!!

Ninbaa laga haya walalo Hooyadeen indho la,aan ma ku ogeyd .

Ninkii kale ayaa ku jawaabay  haa waa ku ogaa .

Walaalo Dad cun niman waa ku darsatay .

Marka Gudoomiyha Golaha Guurtida ee fadhiidka ah waxii  asaga iyo inta la Daa,da ahib ay ku caan ahayeen ee ahayd kaligii wax garad kaligii  Garyaqaan  Kaligii Madax ee Ummad Jamhuuriyad  Somaliland Baa,biyay kalan qayabiyay  kalsoonidii iyo wada jirkii Ummadani lahaydna  u horseeday una kala  Eexday .

Maanta Asago waliba ah Gudoomiyaha dhan ee Golaha   Guud ee Qaranka ka Jamhuuriyada Somaliland ooAstaan Qaran Huwan in wax  shaqadiisu ahayd uga hadlo sidii Caruurta  Googaalaysanaysa iyo maan gaabnimada waa mid runtii bar madow ku ah Qarankan waxaan odhan kara arinta uu ku hadaaqay Gudoomiyah Guurtide  ee fadhiidka ahi waa arin dhibaato wayn ku keeni karta Dalka Iyo Ummada ku Abtirsada jamhuuriyada Somaliland Waxaa kale Iyaduna la Yaab leh inaanu xita u quudhin Degaanada Inuu uga hadalo si misaan iyo Mutakarnimo ku jirto  Tusaale ahaan waxa uu ka yidhi waraysiga  yare waliba ku cidhidhiga  kalifaad ku ahaa  cali galaydh iyo wax uu wato waa iska calina  laakiin Ummadu waa Ummadayadii  mana ha wadadii waxa ka jira Deganaad inu dabka kagaga bakhtiinaaye waa sii hurinya hadalkiisa iyo jawaabtiisuba .

Ta Cali Galaydh .

Waa Muwadin Mawquf siyaaasadeed leh  xaq baanu u leeyahay hadii  Degaankiisi iyo Ummadiisib uu Isir ahaan  ka soo jeedaba  arko wax Karamdood  ,Horumarkoodaiyo Musqabalkood Nolaleedba   wax u dhimaya inuu diido waxaan mudan in runta laga hadale waxa maxamuud saleeban aadan cabade iyo inta kale kaligood wax garadka  isu yaqaan ay ku dhaqaaqeen  doonayaan In Cali Galaydh Iyo inta kale Ka soo jeeda Degaanad Buhoodle iyo inta ay Deganaadood u dab fadhiistaan Ka talintood iyo ka go aan qaadashada said aanay iyaguba Ugu Daba fadhiisaneyn Cali Galaydh  degaanad ka soo jeedaan .

Waan ku Taageersanayn  Cali Galaydh  Inuu diido Xumaan wax kasta degaankiis gaar ahaan ka soo jeedo arintiisa inu inu ruux kale u daba fadhiisto laakin inu mid  ilaalin waayo jamhuuriyad Somaliland  kumana  raacsani ta ah inu yidhaado maamul goboleed iyo wax aan suurto gal ahayn ayaan hal tuulo ka dhigay .

Dhalinyarada  Jamhuuriyad Somaliland iyo wax la Gudboon Maanta?

Guud ahaan dhalinyarad ka soo jeeda Jamhuuriyada Somaliland mid Gobolada bari ka soo jeed iyo mid kuwaa dhex ka soo jeedan iyo mid Galbeed iyo Howad Waqooyiba ka soo jeed  ku waxay maant  mUstaqbalka  jamhuuriyada Somaliland  inay Gorfeyaan kana faallodaan ay tahay dhalinyarada inta  Qaan gaadhka ah ee  maanta nool waan mid khusaysa  ayahood mustaqbal ee dhow iyo mid ka fogba .

Su aasha u bahan inaynu ka fekerna waxay tahay maant araganey intaa hore u soo maratay degaanadeen iyo wadankeena  dhibaato iyo kalsooni daro mid Ummadeed iyo mid  Cadaalad dare side dhibaata horena  uga baxna iyo ta maanta jirta ee taagan mid danbe  oo aayo daro iyo dagaalo inagu abuurtan uga guntana ?

Ta labaan waa waxay tahay hadiib aynu ku hungownay intii madax  hore u noqotay heer kastaba ha ka gaadhane waxay  inoo horseedan tahay Qabyaalad iyo iyo  Ina Hebal Baa ahay  iyo Eexasho  kala Qaybinta Ummad jamhuuriyad Somaliland  walina Astaanteedii  ay joogto xoogna leedahay  Kowna ka tahay Tii Xusbiyad ee aaynu  u samaysanay inaynu kaga baxno iminka ay yihiin meelah ugu waaweyn ee ka muuqato Hal Reer oo kaliya uun ugu Tun weyn yahay intii kale Ummada La leeyahay anaga ha nala Doorto Inaan ku dhaqaano Sidii aynu wax uga qaban lahayn  Mustaqbalka  Dalka Iyo Ummadan U Badbaadin lahayn .?

Hadii kale inta aynu hore u soo maray  wax ka daranba inagu iman kara sansaankeedi iyo cidhib xumadeedn hada ayeynu ku aragan Dalka iyo Ummad dhexdeed intay aany inagu fidin moo ina wada sadhayn ayanu wax ka qabano  waa inagu waajibe

Abokor Mohamud

Abokorm@hotmail.co.uk

Bolton Uk

Waa Billaahi Towfiiq

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews