Hargeysa”Dadweyne Danyar Ah Oo Cabasho Ka Muujiyey Dhul Ay Dagan Yihiin Oo Uu Ku Haysto Siyaasiga Maxamed Xaashi Cilmi Iyo Maayar Solteco Oo Uloogay
January 30, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(BErberatoday.com)-dadweyne dan yar oo ku nool xaafada sheedaha ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay cabasho ka muujiyeen isla markaana ay sheegen in u dhulkii ay deganaayeen uu ku haysto loona xayiray Siyaasiga Maxamed Xaaji Cilmi
Sidoo kale dadweynahan ayaa waxaa ay maayarka Caasimada Hargeysa ku eedeyn ii uu siyaasigan uu dhulkaasi u xayiray iyaga oo ku dooday in ay dhulkan ay iyagu deganayeen muddo 30 sanno ah .