berberatoday.com
Maadooyinka ay Xaraashayaan Jaamacadaha Ruushku ee u furan in ay is qoraan Ardeyda reer Somaliland sanadkan cusub 2016-2017‏
January 30, 2016 - Written by Berbera Today

AVIATION/ ENGINEERING/ COMPUTER /IT/ ECONOMICS FIELDS

Accommodation/Hostel Fee per year Courses/Fields of Study

Fee per year for 2 semesters

Degree AVIATION /AEROSPACE:

Aerospace Engineering/

Aeronautical Engineering/

Rocket Engineering/

Avionics/

Airport Management/

Aerospace Management/

Airport & Flight Control/ Management

ENGINEERING FIELDS:

Electrical Engineering/

Electronics Engineering/

Electromechanical Engineering/

Mechatronics Engineering/

Mechanical Engineering/

Civil Engineering/

Architecture Engineering/

Oil & Gas Engineering/

Petroleum Engineering/

Biomedical Engineering/

Mining Engineering/

Geology/

Geodesy/

Land Planning & Management

COMPUTER / IT / TELECOM:

Computer Engineering/

Computer sciences/

Computer systems & Networks/

Information Technology Engineering/

Computer Hardware & Software Engineering/

Telecommunication Engineering

ECONOMICS FIELDS:

Economics/

International Economics/

Business Administration/

Management/

Accounting & Audits/

Banking & Finance/

International Economics Relations/

Hotel & Tourism Management

Preparatory Department/

PreEngineering Department

500 US$ Bachelor’s: 4 years Eng. 2500 US$ 2500 US$ 2500 US$ 2500 US$ 2000 US$
Rus. 2000 US$ 2000 US$ 2000 US$ 2000 US$
Masters: 2 years Eng. 3000 US$ 3000 US$ 3000 US$ 3000 US$
Rus. 2500  US$ 2500  US$ 2500  US$ 2500  US$
PHD: 3-4 years 3000 US$ 2500 US$ 3000 US$ 3000 US$
500 US$ Bachelor’s: 4 years Eng. 3000 US$ 3000 US$ 3000 US$ 3000 US$ 2000 US$
Rus. 2500 US$ 2500 US$ 2500 US$ 2500 US$
Masters: 2 years Eng. 3500 US$ 3500 US$ 3500 US$ 3500 US$
Rus. 3000  US$ 3000  US$ 3000  US$ 3000  US$
PHD: 3-4 years 3000 US$ 3000 US$ 3000 US$ 3000 US$
  500 US$ Bachelor’s: 4 years Eng. 2500 US$ 2500 US$ 2500 US$ 2500 US$ 2000 US$
Rus. 2000 US$ 2000 US$ 2000 US$ 2000 US$
Masters: 2 years Eng. 3000 US$ 3000 US$ 3000 US$ 3000 US$
Rus. 2500  US$ 2500  US$ 2500  US$ 2500  US$
PHD: 3-4 years 3000 US$ 3000 US$ 3000 US$ 3000 US$

                                                           ALL THE FEE WILL BE PAID AFTER GETTING VISA.

.

Hawl-fududeynta aanu ku caawin-doono Ardeyda Somaliland ee jecel in ay wax ka bartaan  Jaamacadaha qadiimka ah ee Dalka Federaalka Ruushka waxaa ugu  muhiimsan oo aanu ardeyda ku saacidi doonaa  qodobadan hoose:

1- in aanu la xidhiidhno ardey walba goobta uu joogo ee uu dalabka waxbarasho ka sameystay

2- in aanu ka caawino ardeyga sidii uu u dooran lahaa Jaamacada uu rabo ee uu fiigeeda awoodo

3- In aanu ka caawino sifaha maadada loo doorto iyo sifaha loo buuxiyo shuruudaha ku xidhan madadaa uu dooratay

4- in aanu ka caawino xujooyinka ( credit points ) lagu galo ama xidho Jamacadaha wanaagsan ee dalka Ruusha ugu caansan.

5- in aanu ka caawino warqada ogolaanshaha waxbarashada sare ee Visaha u fududeynaysa

6- In aanu ka caawino caqabadaha xaga immigration oo uga soo qaadno warqad ah (Vise support letter )

7- In aanu ka caawino sifihii ay u mari lahaayeen baadhis caafimaad oo qeexaysa in aanay qabin xanuunka dilaaga ah ee AIDS.

8- in aanu Visaha waxbarasho uga soo qaadno Safaarada Ruushka ee markaa kuugu dhow goobaha ay joogaan ama markaa uu ardeygu ku sugan yahay.

9- In aanu dhamaan Shahaadaha uu ardaygu sito uga sharciyeyno (legazation ) Safaarada Ruushka iyo Hayadaha kale ee ay khusayso.

10- In aanu markasta dhex dhexaadino hadii ardayga iyo Jaamacadu is afgaran waayaan oo khilaaf meesha yimaado.

11- Hawshan iyo hawl-fududeyntan aanu ardeyda u qabaneyno waxaa naloo siiyey sharci buuxa waxaana noo igmaday dhamaan haydaha ay arintani khuseyso sidaa daraadeed waxaad naga filataan adeeg   hufan oo ku qanciya.
Marka uu ardaygu gaadho Dalka Ruushka waxaanu ka caawinaynaa qodobadan:

1- Waxaanu Ardeyga ka soo qaadeynaa Airport ka uu ka soo dego

2- Waxaanu Ardega ka caawinaynaa baadhista caafimaad ee Airporka

2- Waxaanu Ardeyga ka caawinayneyaa Immigration clearance Airporka

3- waxaanu  Ardeyga ka caawinaynaa in uu helo Health insurance inta ay waxbarashadu u socoto

4- Waxaanu Ardeyga u raacaynaa oo ka diiwaan gelinaynaa Jaamacadii uu sii dalbaday

5- Waxaanu Ardeyga ka caawinayna sifeyaasha loo bixiyo fiiga Waxbarashada sanad walba

6- Waxaanu Ardeyga  ka caawinaynaa sidii uu heli lahaa Student ID card iyo Hostel Card

7- Waxaanu Ardeyga ka caawinaynaa in Bank Account looga furo dalka Ruushka markiiba

8-  Waxaanu Ardeyga siindoonaa talooyin buuxa oo joogto ah oo ku saabsan sifeyaasha waxbarashda loogu guuleysto

9- Waxaanu Ardeyga u cusbooneysiineynaa sanad walba Viisaha uu dalka ku joogo markasata oo  uu ka dhacoba.

10- Waxaanu Ardeyga Vise ugu dalbaneynaa Waalidkiis hadii uu markaa dalbado in waalidkii booqasho gaaban loogu keeno.

11- Waxaanu gaar ahaan Ardeyda Hablaha ah dejinaynaa goobo u gaar ah oo dumarka loo qoondeeyey.

DIGNIIN: Waxaanu ka soo horgeednaa in Fiiseyaasha aanu anagu fududeyno lagu Tahriibo.

 

Hadii uu damac kaa hayo amase aad dooneyso in aad Dalka Ruushka waxbarasho u tagto oo aad bilowdo sanadka cusub dhexdiisa  ama dhamaadkiisa amase aad u baahataan faah-faahin kale oo dheeraad ah oo ku saabsan waxbarashada Ruushka fadlan la xidhiidha emailadan ama mobiladan iyo magacyadan Hoose ;

Abdi Yusuf  Mobile : 44-07950 341 347-  UK

Amiira Abdirahman Mobile: 00252 63 443 1112

Email: studyruushka@gmail.com

Email: Studyrassia@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews