Madaxweynaha Xamar Oo Ka Qeyb Galaya Shir Madaxeedka 26aad Ee Midowga Afrika.
January 30, 2016 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Dawlada Xamar Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalinimadii shalay ka degay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaasoo uu kaga qeybgeli doono Shir MadaxeedkII 26-aad ee Midowga Afrika.

Shir Madaxeedka Midowga Afrika ayaa arrimaha ugu waaweyn ee lagu soo qaadi doono waxaa ka mid ah colaadaha ka aloosan dalalka Burundi iyo Koonfuurta Suudaan.