berberatoday.com
Odayaasha Iyo Waxgaradka Buuhoodle Oo Go,aamiyey In Wasiir Xaglatosiye Iyo Cali khaliif Galaydh Nabadgelyo Ku Wada Joogaan Buuhoodle Iyo Xaalada Oo Dagan
January 30, 2016 - Written by Berbera Today

Labada Dhinacba Sheegeen inay si shakhsi oo aanay cid na ku Matalayn ay u yimaaden Buhoodlecali-khaliif-iyo-Xaglo-Toosiye

Hargeysa(Berberatoday.com)-Odayaasha iyo waxgaradka ka taliya Buuhoodle ayaa kulan u qabtay labada garab ee ay kala hogaaminayaan Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed-kaar(Xaglatoosiye) Iyo Horjoogaha kooxda nabad diidka ah ee Khaatumo Cali Khaliif Galaydh waxaanay amreen odayaasha iyo waxgaradku inay ilaaliyaan labadooduba amaanka isla markaana aanu midkood na ka bixin magaaladda kadib markii ay labada dhinacba sheegeen inay si shakhsi oo aanay cid na ku matalayn ay u gudbiyeen odayaasha. Wasiir Xaglatoosiye ayaa hore Odayaasha  Buhoodle uga codsaday in ay Magaalada ka saran sharwadaha Cali Khaliif Galaydh haddii kale dhibaato ka dhicidoonto deeaanka buuhodle, isla markana uu dusha u ridan doono Cali Khaliif Galaydh dhibaatada halkaas ka dhalata Go’aanka odayaasha Buhoodle ka soo sareen ayaa u muuqda mid daawo u noqon kara Colaad laga cabsi qabay in halkaasi ku dhex marto labbadaasi Siyaasi oo siweyn ukala aragti duwan, waxaana xogta warkan aanu ka helay ilo xogogaal ah oo kusugan magaalada Buuhodle

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews