berberatoday.com
Sheekh Aadan Sunne Oo Bulshada Uga Digey Astaanta Kiristaanka Oo Meelo Ka mid Ah Hargeysa Lagu Arkay
January 30, 2016 - Written by Berbera Today

calaamadHargeysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah shirkadaha sameeya qalabka dhismaha ayaa magaaladda Hargeysa ku soo bandhigay  albaabada guryaha lagu xidho oo uu si cad ugu muujisan yahay Saliibka kiristaanka.  sheekh Aadan Sune oo ka mid ah culimada Magaaladda Hargeysa ayaa uga digay bulshada somaliland in ay guryahooda ku xidhaan albaabadan. sidoo kale waxa uu sheegay in ay xaaraan tahay in wax kasta oo astaan u ah dadka kiristaanka ah lagu arko dadka muslimiinta ah dhexdooda. hore ayaa waxa uu sheekh Aadan Sune uu uga hadlay Dhismaha masjid ay magaaladda hargeysa ka hir gelisay hay’ad caalami ah oo daaqadihiisa lagu xidhay wax u eeg saliib. arrintan ayaa ah mid ugub ku ah dhulka Somaliland islamarkaana ay guryahooda iskaga xidhanayaan agabyo  kala duwan oo ay ka muuqato astaanta dadka haysta diinta kiristaanka.

calaamad

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews