berberatoday.com
Wiilal Somali Ah Oo Dhac Ka Geystay Magaalada Shakopee Ee Dalka Maraykanka
January 30, 2016 - Written by Berbera Today

wiilalHargeysa(Berberatoday.com)-Laba Wiil oo Soomaali-American ah oo lagu Qiyaasay da’dooda 20-jirka, kaddib markii ay habeenimadii salaasadii  ay dhac u gaysteen Macaamil ay wax kula iibsanayeen Ganacsiga Nooca loo yaqaanno Online-ka ee Craigslist meel wax-yar ka baxsan Dukaanka wayn ee Walmart ee Xaafadda Shakopee MN. Booliiska Shakopee ayaa sheegay in mid ka mid ah labadan wiil ee la tuhunsan yahay uu la kulmay dhibanaha meesha laga galo Welmart-ka, Wuxuuna gacanta ku haya Teleefoon ay kala iibsan lahaayeen, kaddibna wuu la cararay Teloofoonkii, iyadoo goobta uu ku sugayay gaari nooca loo yaqaan Vanka ama Mini-bus. Kaddibna, Waxaa dhex-maray is-rasaaseyn iyadoo Ninka dhibka loo gaystay uu haystay bistoolad u sharciyeysan. Dukaanka ayaa muddo gaaban xirnaa kadib dhacdadan, inkastoo dib loo furay. Ugu dambeyn, Wiilasha la tuhunsanaa ayaa la gartay, iyadoo magacyadoodu kala ahayeen; Maxamed Maxamud Xasan oo 21-jir ah iyo C/maalik Axmed Aadan; waxayna kala deggen yihiin magaalooyinka Edan Prairie iyo Minneapolis

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews