berberatoday.com
Xukuumada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Hadal Ka Dhan Ah Oo Kaga Yimid Dawlada Somaliya
January 30, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde ayaa sheegay in Somaliland ay mar hore ka go’day Soomaaliya, islamarkaana cid ka wakiil ah Somaliland aanay uga qeybgalin shirkaasi.

index

 

 

 

 

 

 

Wareysi uu siiyey VOA, ayuu Warancade ku sheegay in wax lagu qoslo ay tahay in madaxda Soomaalida ay weli sheeganayaan “Dal ka go’ay 25 sano ka hor”. Somaliland iyo Soomaaliya isku shuqul may ahayn iyaga Maxmiyadii Talyaniga ayay ahaayeen marbaa midaw dhacay kiina Somaliland way ka Noqotay marka waxaan qabaa in hadalkaasi yahay mid nacasnimo ah.”Ayuu yidhi Wasiir Warancadde

Wasiirka oo la waydiiyay waxay u saarayaan Ajaanibka u dhashay Soomaaliya maadama oo ay masuuliyiinta Somaliland sitaan Baasaboorka Soomaaliya wuxuu yidhi.” Basaaboorka Soomaaliya ma sito anigoo ah Wasiirka arrimaha gudaha maqaato mana taabto waanan necbahay, Waxaanu adduunka oo dhan kumarnaa Baasaboorka Somaliland kaas ayuu adduunku noo aqoonsan yahay” Sidaa ayuu yidhi Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews